Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa ayaa mudooyinkan danbe ku hawlana

Cusbitaalka Guud Ee Hargeysa ayaa mudooyinkan danbe ku hawlana dhismayaal cusub iyo dayac tiro dhismayaashii hore ah.
waxa laga hirgeliyay dhismayaal suuliyo ah oo loogu talo galay qaybta dhimirka ee raga lagu xanaaneeyo maskaxda ka xanuusanaya .
dhismayaashan oo isugu jira dayactir suuliyadii hore iyo kuwo cusub.
The general hospital in Hargeisa has been working on new buildings and neglecting the previous buildings. There has been a construction of toilet buildings for the mental part of men who have mental health. These builders are in renovating the previous bathrooms and new ones.