Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL yo wafti uu Hogaaminayo Oo kormeer Shaqo Ku Jooga Gobolka Sool

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Mud: Maxamed Cabdi Xergeeye iyo wafti uu Hogaaminayo Oo kormeer Shaqo Ku Jooga Gobolka Sool Magaalo madaxdiisa Laascaanod Ayaa Maanta Dhagax Dhigay Cisbitaalka Dhimirka Sidoo Kalana Xadhiga ka jaray Cisbitaal Kale oo laga Hirgaliyay halkaasi.
Intaa kadib agaasimaha iyo waftiga uu Hogaaminayo ayaa waxa aya soo kormeereen dhismayaal kale Oo laga hirgaliyay dhakhtarka wayn Ee magalada laascaanood.
Waaxda xidhiidhka dadwaynaha Wacyigelinta iyo warbaahinta ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL.