faraxalo biyo iyo saabuun

1:Si joogto ah ugu faraxalo biyo iyo saabuun.
2. Hadaad qof salaamayso waxa haboon inaad iska dayso salaanta gacan qaadka ah, raac Sunnaha Nabiga (NNKH)- "Assalaamu Calaykum".
3. Marka aad Qufacayso ama Hindhisayso kudabool Afka iyo Sanka Masar ama Softi ama Cududa adigoo xusulkaaga laabaya.
4. Haddaad yeelato xumad iyo Qufac, ha tegin goobaha dadku ku badan yahay sida sariibadda, dugsiyada iwm. Si degdeg ahna u tag xarunta Caafimaadee kuugu dhow.
5. Si aad ah U Kari/Bislee noocyada hilibka, kalluunka, digaaga iyo beedka